Taliyaha oo ay wehliyaan Taliye Xigeenka 2aad ee Ciidanka Daraawiishata Puntand S/Guuto Axmed Cali Salaad iyo Taliyaha Qeybta 60aad ee Gobalka Mudug G/Sare Sharamaake Shiikh Doon iyo Sarkiil sare,ayaa maantay kormeer ku gaaray Xeyaha Ciidamada Difaaca ee Jeexdin iyo Dugsigga Tababarka Jeneraal Careys Godod .
Kormeerka Talyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Puntland uu ka marayo Gobolka Mudug waxuu dhiirigelin iyo dardargelin uyahay Ciidamada iyo shaqada amniga.
Halkan ka daawo muuqaalka















