Video:-Madaxweyne Deni oo tababar u furay Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa tababar u furay Urur ka tirsan Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland oo lagu tababarayo Kulliyada tababarada Ciidanka Asluubta ee Jen. Cali Nuur.

Halkan ka daawo muuqaalka