Xasan Shiikh Oo weli ku dhagan qoondadii JL Ee Lacagta Shidaalka

Xasan Shiikh ilaa iyo hada Lacagtii Shidaalka qoondadii JL ay kula hayd ma wareejin.

Dooda Xasan waxay ku salaysan tahay in Axmed Lacagtii hore ee Baanka Aduunka qoondadii ay ka heshay JL ee 3-da Milyan ahayd uusan Hal dolar ka gayn Kismaayo oo uu si gaar ah ugu tashtay.

Madaxweyne Xasan,waxuu kaloo baajiyay safar uu damacsanaa in uu Gedo ku tago.

Sidoo kale dagaalka argagixisada sida JL looga dhaqaajinayo waa isla fahmi la’a yihiin Labada dhinac.

Waxaa maqan doorkii Ra’isalwasaare Xamse.

Jibril Qoobey.