Markab Uu leeyahay Ganacsade reer Puntland ah Oo lagu qabtay Jabuti

Markab uu leeyahay Nin Ganacsade reer Puntland ah oo markii hore ka shaqaysan jiray Kalluumaysiga,ayaa la qabtay.

Markabka,ayaa loo wareejiyay Shixnadaha caadiga ah,waxuuna mar ka keenay Shixnad iskugu jirta Shidaal,Khudrad iyo Digaag Dalka Iran.

Safarkiisii Labaad,ayuu kusoo daray Shixnadii uu soo qaaday Qaraxyo iyo Hub uu usoo qaaday Xuutiyiinta Yemen,iyadoo qorshuhu ahaa in si jahwareerin ah loogu raadgato Dekeda Bosaso.

Balse nasiib wanaag Gacantaa lagu dhigay Markabkii iyo 17-Shaqaale ah oo saarnaa,waxuuna hada ku xiran yahay Jabuti.

Ganacsadaha Markabka leh,ayaa ku sugan Iran.

Jibril Qoobey.