Maxkamada Dastuuriga ah Ee Puntland Oo la dhamaystiray Posted By: Idil News Staff December 7, 2022 Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland,ayaa magacaabay dhamaystirka xubnaha Maxkamada Dastuuriga ee Dowlada Puntland. Dhamaystirka Maxkamada Dastuuriga ah,waa Qodib ka mid ah Shuruudihii Ururada Siyaasada oo hirgalay. Halkan ka akhriso:- Share this:FacebookX