Video:-Baarlamaanka Puntland Oo ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Puntland Posted By: Idil News Staff December 7, 2022 Xildhibaannada Golaha Wakiillada oo maalmihii lasoo dhaafay qodob-qodob uga doodayey wax-ka-bedelka Xeerka Shaqaalaha Rayidka,ayaa maanta ansixiyey. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook