Deni maku hogaaminayaa jihadii saxda ahayd Siyaasadada Puntland?

Maxkamadii sare waa ka ansaxsaday Baarlamaanka.

6-dii Wasiir ee xasaanada ubaahnaa waa uga helay Baarlamaanka xasaanadii.

Uyeeridoodii Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisana waa la laalay si dadban.

Ururadii Siyaasada waa hanjabiyay,waxuuna aqbal siiyay ka qaybgelida doorashada oo looga badashay dib udhigida diiwaangelinta.

Dekedii Bosaso dhismaheedii waa dhaqaaqday.

Aaran-shaydaan Geed buu uga xiray Siyaasada.

Damjadiid+Daljir isbahaysi miisaanka Siyaasada Dalka kula loolama,ayuu abuurayaa.

Qodobka muhiimka ah ee ay tahay in uu hirgeliyo waa in taageerada Maraykanka ee hay’adaha amaanka qaybtooda si sharciya loo siiyaa Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska uu hogaamiyo Maxamuud Diyaano.

Sidaas degan,haduu Puntland kuwado Deni mana jiri doono Siyaasi la miisaan ah oo reer Puntland ah oo la loolami kara 5-ta sano ee soo socota.

Jibril Qoobey.