Haybado waa Jookar Siyaasadeed Qoyska reer Geelle muhiim u ah

Haybado waa Gabar Jookar iyo Biti Siyaasadeed u ah Madaxweyne Geelle.

Nin lagu magacaabo Jaamac oo ka shaqaynayay Carta markaas,ayaa Olalihii Ismaaciil Cumar Geelle ee Doorashada si dadnimo leh uga dhex muuqday.

Geelle iyo Qoyskiisu waa ubogeen Ninkaas,waxayna usoo qaadeen kor oo,waxaa lasoo gaar siiyay Agaasime Caafimaad heer Gobol ilaa heer Wasaarad.

Kadib,waa lasii dalacsiiyay,waxaana lasoo gaarsiiyay Wasiirka Caafimaadka,waxaana loo guuriyay Gabadhan Haybado Ismaaciil.

Wasiirada Jabuti,waxaa dhaqan ah in la dhagaysto Taleefoonadooda,sidaas daraadeed,waxaa la duubay Wasiirkii oo Xamanaya Gabadhii uu qabay ee ina Ismaaciil.

Sidaas,ayuu ku waayay shaqadii balse lama xirin ee Suuqaa lagu sii daayay.

Haatan markale ayay Haybado unoqotay Jookar Siyaasadeed Qoyska reer Geelle iyo Oday Muuse Biixi.

Maanta,ayaa si rasmi ah loogu xididay Haybado Ismaaciil Cumar Geelle,waxaana bixiyay Muuse Biixi oo Abti ugu beegan.

Guur wacan.

Jibril Qoobey.