Puntland iyo Shirkada qaadatay Qandaraaska dhismaha Dekeda Bosaso oo si rasmi ukala saxiixday heshiis

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8.12.2022,waxaa Qandaraaska dhismaha Dekadda Magaalada Bosaso la siiyey Shirkada ( Mar Marine ) .

Saxiixa Qandaraaska Dhismaha waxaa goobjoog ka ahaa..

B.Wasiirka Wasaarada Dekaddaha iyo Gadiidka Bada Axmed Yaasiin Saalax.

T.Gudomiyaha Gobolka Bari Shaahdoon Cali Yare.

J.Duqa Magaalada Bosaso Xasan Cabdale Xasan .

Qandaraaska,waxaa dhinaca Dowlada Puntland usaxiixay..

-Wasiirka Dekeddaha iyo Gadiidka Badda Axmed Yaasiin Saalax.

Shirkada DP World waxaa u saxiixay Suhail Al Banna, CEO and Managing Director DP World Middle East and Africa.

Shirkada qaadatay qandaraaska dhismaha,waxaa uu u Saxiixay ,Nabil Milad Abou Rjaili General Manager of (Mar Marine)