Kooxaha Xasan ku hareeraysan Oo isku dayaya in ay Puntland ka hor istaagaan Mashaariic

Kooxaha ku hareeraysan Xasan Shiikh ee Damjadiid iyo Daljir waxay isku dayayaan in ay hor istaagaan qorshaha Puntland looga hirgelinayo Saldhigyada Imaaraadku maalgelinayo.

Sida laysla ogaa waxay ahayd in Puntland uu hoostago dhaqaale iyo maamulba Saldhigaas Dowlada Imaaraadku maalgeliso ayna isticmaasho Dowlada Fadaraalka.

Qorshe waxay keeneen carqaladayn ah oo ah in Dowlada Fadaraalka uu hoos yimaado Maamul iyo Dhaqaaleba Saldhigaas.

Hadii Xasan udabco oo uu maarayn waayo arinkan fulin waayana balamaha oo saamaynta kooxahan ay ka tanbadato PL waxba kama daadanayaan.

Inta badan hawshii Saldhigaas,waa la dhamaystiray Dowladu Imaaraadkuna waa ku qanacsan tahay wayna udiyaar garowday dhaqaajintiisa.