Madaxweyne Laftagareen Oo ka anba baxay Garowe

Madaxweyne Laftagareen waa ka anba baxay Garowe oo waa lasagootiyay.

Ma qaban Shir jaraa’id oo la filayay in ay qabtaan isaga iyo Madaxweyne Deni.

Sidoo kale socdaal la saadaalinayay in ay iskugu raacaan Adis-ababa ma dhicin.

Waxaase Ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan in ay si weyn uwada xaajoodeen Labada Madaxweyne.

Puntland Dhaqaale iyo Ciidanba waa ku garabgalaysaa adkaynta amniga,nidaamka iyo la dirirka argagixisada Koonfur-galbeed.

Jibril Qoobey.