Maxaa uqabsoomay Gudoomiye Faysal Shiikh Cali Afar Bilood kadib?

Dhanka amaanka horumar muuqda,ayuu ka sameeyay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Faysal Shiikh Cali mudadii uu xilka hayay oo gaaraysa Afar Bilood.

Arimaha uu waxkaqabtay,waxaa ka mid ah…

1.Laba dhacdo oo Magaalada Gaalkacyo ka dhacay.

2.Dhacdo ka dhacday Deegaanka Xerro Jaalle

3.Dhacdo Degmada Bursaalax lagu dhameeyay oo taagnayd muddo 12-sano ah.

4.Dhacdo Degmada Xarfo ka dhacday.

Fadhiyada xiligan ka socda Gobolka ee lagu xalinayo dhacdooyin dhacay,waxaa ka mid ah…

B.Gogosha Bursaalax

T.Gogosha Gaalkacy

J.Gogosha Garacad ee lagu xalinayo khilaafaadka Beelaha Gobolka Mudug.

Laamaha amniga kala duwan,ayaa si fiican Gobolka uga hawlgala,iyagoo iskaashanaya.

Baaxada Gobolku ka kooban yahay oo aad ubalaaran iyo Xuduudaha Badda iyo Birriga ee aadka udheer waxay ka dhigtay Gobolka mid ubaahan shaqo adag,Miisaaniyad xoog badan,Gaadiid iyo Qalab.