Video:-Gudiga horumarinta Gaalkacyo Oo la shaaciyay

Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay Duqa Degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed.Jaamac,ayaa waxaa kasoo qeyb galay Isimo,Siyaasiyiin,Waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Gaalkacyo.

Ujeedka kulanka,ayaa ah jihaynta Horumarka Gaalkacyo iyo Shaacinta Gudigga Hormarinta.

Halkan ka daawo muuqaalka