Maxay ahaayeen Diyaaradaha Garowe yimid Ee shakiga Abuuray?

Diyaaradahan,waxaa fasaxa siisay Dowlada Fadaraalka sidaas ayayna ku yimaadeen Garoonka Diyaaradaha Garowe.

Waa diyaarado cusub oo mid ka mid ah ay waxyar shaqaysay oo lakala iibsaday.

Ujeedkooda socdaal,ayaa ku salaysnaa wax la yiraahdo Kuruu badalasho.

Turkiga ayay ka yimaadeen,waxayna kusii jeedaan Pakistan.

Shirkada iska leh ilaa 10-diyaaradood oo laga iibsaday ayay Kuruu badalasho usoo marsiisay Xamar iyo Hargaysa,waxaana hada ay kusoo dartay Garowe.

Garoonka diyaaradaha Bosaso,ayaa ah kan ugu badan ee Diyaaraduhu ugu hakadaan Shidaal kasii qaadasho.

Halkan ka akhriso:-