Video:-Madaxweynaha Somaliya oo ka qaybgalay kulan muhiim ahaa oo…

Madaxweynaha Somaliya,Madaxweynaha Jabuti iyo Madaxweynaha Niger, kulan wadajir sh la qaatay Xoghayayaasha Arimaha dibada iyo Gaashaandhiga ee Maraykanka.

Kulankan oo qaybka ah kulan weynaha Maraykanka iyo Afrika,ayaa looga xaajooday arimaha mudnaanta leh ee ay wadaagaan Labada dhinac sida…

1.Amniga.
2.Cimilada.
3.Caafimaadka.
4.Waxbarashada.
5.Sugnaanta Cuntada.

Labada Xoghaye waxay dul istaageen xiriirka muga leh ee kala dhaxeeya Wadamadan iyo muhiimada uu uleeyahay Dowlada Maraykanka.

Xoghayaha Gaashaandhiga oo ka hadlayay xiriirka amni ee Maraykanka iyo Somaliya,ayaa dul istaagay macnaha uu leeyahay kuna bogaadiyay Dowlada dadaalkeeda,isla markaana sii xaqiijiyay in ay sii wadayaan taageerida dib udhiska Ciidamada Amaanka ee Somaliya.

Halkan ka daawo muuqaalka