Video:-Madaxweyne Xasan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Minisota

Ilhaan Cumar oo hogaaminaysa Shacabka Minisota,ayaa si weyn ugu soo dhawaysay Madaxweyne Xasan iyo weftigiisa.

Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa jeediyay xalay khudbad uu xaaladda dalka kaga hadlayo.

Madaxweynaha,ayaa Sharraxaad dheeraad ah ka bixiyay dagaalka ka dhanka ah ee Al-sbahaab ee ka socda Somaliya.

Halkan ka daawo muuqaalka