Sawiro:-Garoonka Kubada Cagta Ee Baydhabo

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,ayaa Xariga ka jaray Garoonka Ciyaaraha Dr Ayuub ee Magaalada Baydhabo.