Talyayaasha Gobolada Ee Ciidamada Taraafikada Puntland oo isku shaandhayn lagu sameeyay

Garowe: 17 Dec 2022 : Taliyaha Ciidanka Booliiska DPL Sarreeye Guuto Mumin Abdi Shire oo magacaabay saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan laanta nabad galyada wadooyinka Gobolada Nugaal,Bari iyo Mudug ee Puntland.

1:Waxaa Dhamme Ugaas Cabdullaahi Xasan loo magacaay taliyaha laanta N/wadooyinka gobolka Nugaal.

2:Waxaa x/le Cabdullaahi Caduur Macalin loo magacaabay Taliye ku xigeenka laanta N/wadooyinka gobolka Nugaal.

3:K/s Maxamed Cali Maxamd loo magacaabay taliyaha laanta N/wadooyinka gobolka Bari.

4:Waxaa X/le Cawil Maxamed Cigaal loo magacaabay taliyaha laanta N/wadooyinka gobolka Mudug.

5:Waxaa K/s Cabdullaahi Maxamed Warsame loo magacaabay taliye ku xigeenka laanta nabad galyada wadooyinka gobolka Mudug.

~ DHAMMAAD ~

XAFIISKA WARFAAFINTA
CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND

Twitter: www.twitter.com/PLPoliceForce
Website: www.police.pl.so
Email: info@police.pl.so