Video:-Kalfadhiga 5-Aad Ee Baarlamaanka KG oo furmay

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu Wehliyo Gudoomiyaha Gollaha Shacabka BFS ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furey kala fadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed.

Halkan ka daawo muuqaalka