Video:-Maxay kawada hadleen Laftagareen iyo Sh.Aadan Madoobe ?

Madaxweyne Laftagareen oo Shir jaraa’id qabtay,ayaa ka hadlay wada hadalkii dhexmaray isaga iyo Gudoomiye Aadan Madoobe.

Wararka hoose waxay sheegayaan in Dec-2023 uu ku ekaan doono mudo xileedkiisa hogaaminta Koonfur-galbeed Madaxweyne Laftagareen.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Fadaraaliga ah Aadan Madoobe aragtidaas,ayuu gadayay.

Madaxweyne Xasan waa la qabaa sida wararku sheegayaan.

Mucaaradka Laftagareen ma diidana Hal Sano oo loogu daro kadibna la qabto doorasho xor iyo xalaal ah.

Halkan ka daawo muuqaalka