Video:-Gudiga Shirkada Wadaagsin ee Gacanta ku haya Dekeda Garacad iyo Madaxweyne Deni oo caawa kulmay

Gudiga Maamulka Shirkada Wadaagsin ee Gacanta ku haya Dekeda Garacad iyo weftiga Dowlada ee Madaxweyne Deni hogaaminayo oo caawa kulmay.

Arimaha ugu waa weyn ee laga xaajooday,ayaa ah sidii Wasaaradaha Dowlada ay si buuxda uga hawlgeli lahaayeen Dekeda.

Si gaar ah,waxaa looga dardargelinayaa shaqada hay’adaha amaanka Dekeda.

Halkan ka daawo muuqaalka