Video:-Madaxweyne Deni oo lagu amaanay is-afgaradka uu la gaaray Ururada Siyaasada Puntland

Inta badan Bulsgada oo ku bogaadisay is afgaradka uu la gaaray Ururada Siyaasada hirgelinta Dimuqraadiyada.

Waa muhiim in Bulshada la diiwaangeliyo,kadibna ay dhiibtaan Codkooda oo ay soo doortaan matalaadooda Dowlada hoose.

Sidaana ay kusoo baxaan Sadexda Xisbi Siyaasadeed ee Puntland.

Balse sida muuqata lagama gaari karo soo doorashada Xildhibaanada dooranaya Madaxweynaha 8-da Janaayo 2023.

Waxayna noqonaysaa in Xildhibaanadu ay ku yimaadaan habkii hore ee Qabaliga ahaa.

Halkan ka daawo muuqaalka