Wasiir Juxaa oo markii Labaad iska diiday ku biirista Ururka Xukuumada Ee KAAH

Markii Labaad in uu diiday kusoo biirista Ururka Xukuumada ee Kaah ayay wararku sheegayaan Wasiir Juxaa.

Waa Wasiirka kaliya ee aan Xubinta ka ahayn Ururka KAAH oo hadana Golaha ku jira.

Juxaa,waxuu ku doodayaa in uu rabo dhex-dhexaad in uu noqdo oo aysan Ururada kale u arag garabka Dowlada.

Su’aasha Dad badan iswaydiinayaan waxay tahay..

See isku qabanayaan dhex-dhexaad iyo Xubin ka ahaansho Gole Wasiiro??

Sida muuqata Juxaa kuma faraxsana la shaqaynta Madaxweyne Deni-ga hab dhaqankiisa uu kula dhaqmo Wasiirada sida weyn loo dhaliilo.

Deni,waxuu dhaqan uleeyahay in uu Qofka marka hore magacaabo kadib uu Eego kuu yahay oo rasmiga ah,haduu ubogi waayo,waxuu ka joojiyaa..

1.Dhaqaalaha uu ugu baahan yahay socodsiinta shaqada markaa uu hayo.

2.Kadib in uu la kulmi karo,ayuu joojiyaa.

3.Marka ugu danbaysa Teloofoonada kama qabto.

Jibril Qoobey.