Video:-Madaxweyne Deni oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ilhaan Cumar

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congress-ka Maraykanka taasi oo booqasho maalmo ah uga bilaabatay Puntland.

Soo dhaweynta Xildhibaan Ilhaan Cumar waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Goleyaasha Dowladda , Saraakiisha Ciidamada, Maamulka Gobolka, Ururada Bulshada iyo Qeybaha Kala duwan ee Shacabweynaha Garowe.

Halkan ka daawo muuqaalka