Video:-Maxay ka tiri Ilhaan Cumar Dimuqraadiyaynta Puntland?

Ilhaan Cumar waxay ka warantay xog ururin ay ka samaysay sababta Dimuqraadiyad sax ah uga hirgeli wayday Puntland.

Waxay sheegtay in Laba jawaabood oo ay kala siiyeen Cabdullaahi Yuusuf iyo Caasho Geelle ay isku mid ahaayeen.

Xaqiiqdii markaad hadalkeeda dhagaysatid waxaa kuu muuqanaya Qof Wadaniya oo raba horumarka Dalkiisa iyo Dadkiisa.

Ilhaan iyo Somalida kale ee Qurbaha wax ka noqday door weyn ayay ka qaadan karaan Dimuqraadiyada Puntland sidii ay ku hirgeli lahayd.

Waa dhab Bulshada Puntland waa Dad si dabiiciya u ah Dimuqraadi oo aan Digtatooriyad ogolayn,waana sababta ay mar walba uga hor yimaadaan Madaxda isku dayda Kaligii talisnimo in ay ku shaqeeyaan.

Balse waxay ubaahan yihiin hogaamiye ku dhiirada hirgelinta Dimuqraadiyada oo aan dan gaar ah ka dhex raadin.

Halkan ka daawo muuqaalka