Weerar ka dhacay Bartamaha Caasimada Faransiiska Ee Paris

In this image made from video, police attend the scene after an incident on the Champs-Elysees with Arc de Triomphe in background in Paris, Thursday April 20, 2017. French media are reporting that two police officers were shot Thursday on the famed shopping boulevard. (AP Photo)

Nin hubeysan,ayaa rasaas uu ka dhex furay bartamaha magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ku dilay Labo Qof tiro kalena uu ku dhaawacay.

Toogashada,ayaa ka dhacday meel ku dhow xarun dhaqameed ay leeyihiin Kurdiyiinta.

Eedaysanaha oo Da’diisu lagu sheegay 69-jir,ayaa waxaa gacanta ku dhigay Booliiska.

Maamulka,ayaa ka codsaday dadka inay ka fogaadaan aagga xarunta Rue d’Enghien, ee degmada 10-aad ee Strasbourg-Saint Denis.

“Waa argagax, waxaan isku soo xirnay gudaha,” ayuu yiri mid ka mid ah Dukaanleyda.