Hot Topics

Video:-Wasiirkii Warfaafinta Koonfur-galbeed oo xilkii iska casilay

Wasiirka Warfaafinta Koonfur-galbeed,ayaa iska casilay xilkii Wasaarada.

Wasiirka,ayaa ku sababeeyay iscasilaadiisa in Dadkiisa la bahdilay oo uusan udulqaadan karin dulmigaas,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka