Video:-Gaalkacyo oo loo ansixiyay qorshe horumarineed oo 5-sano ah

Gaalkacyo,waxaa loo ansixiyay qorshe horumarineed oo 5-sano ah.

Waa fikrad iyo dadaal uu la yimid Duqa cusub oo magacaabistiisii Dad badan ay hoos udhigayeen.

Waa Duqii ugu horeeyay ee hankiisu ka weyn yahay maaraynta xoogaaga Canshuurta ah ee laga soo ururiyo Bulshada ubadan danyarta.

Aragti fiican,ayuu la yimid,waxuuna xooga saaray baahiyaha waa weyn ee Gaalkacyo ubaahan tahay.

Duqa cusub garabgal,ayuu ubaahan yahay iyo in qorshahaan lala hirgeliyo oo Bulshadu garab istaagto.

Si gaar ah Qurba-joogta reer Mudug oo ah kuwa ugu firfircoon Qurba-joogta reer Puntland haday ukacaan horumarinta Gaalkacyo waxbaa la qaban karaa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka