Duulimaadkii ugu horeeyay ee ganacsi oo yimid Mekelle

Itoobiyaan Airlines Duulimaadkii ugu horeeyay ee ganacsi,ayaa yimid Mekelle 19-bilood kadib.

Dareenka Dadka,ayaa sidan ahaa markii Fiyaaradii ugu horaysay kasoo degtay Maqalle.