Madaxweyne Deni oo Quluubta Somalida kasbaday Maanta

Laba Qodob oo Madaxweyne Deni leeyahay in lagu karaameeyo,ayuu mudan yahay,waxayna kala yihiin…

1.Qabka.
2.Raqiis in uusan ahayn.

Hadii Ra’isalwasaarihii iyo Madaxweynihii Jubaland safka galeen in uu gadaal uga dego oo ilaaliyo Kofiyadii saraysay ee Somalinimada,waa qabataa Madaxweyne Deni.

Si cad markii loo wada hadlo oo Siyaasada Somalidu waxay ku dhisan tahay aan layska yeel-yeelin Daarood waa Koofiyada ugu saraysa maqaam Somaliyed.

Taariikhda ma gelayso in Madaxweyne Puntland ah saf ugalo soo dhaweyn.

Geelle maxaan Saf ugu galnaa?

1.10-jibaar PL baa dhul iyo Dadba kaga leh.
2.Siyaasad ahaan nagama miisaan cusla.
3.Dhalasho ahaan noogama leh.
4.Qalbi wanaag iyo Somalinimo ma agtaal.
5.Dhaqaale PL baa 10-jeer ka xoog badan.
6.Hogaamin iyo nidaam qurxoon oo lagu sharfayo mahayo.

Madaxweyne waa namatashay hadaan reer Puntland aan nahay xaqiiqdii.

Jibril Qoobey.