Axmed Madoobe oo ku wareejiyay Dekedii iyo Garoonkii Diyaaradaha Kismaayo Damjadid + Daljir

Danbi Dastuuriya oo taariikhiya,ayuu galay Caawa Axmed Madoobe.

Dekedii iyo Garoonkii Kismaayo,ayuu ku wareejiyay Damjadiid + Daljir.

Ma waafajin Dastuurka JL iyo kan Fadaraalka ah wax la tashiyana kalama samayn Dadka reer JL.

Waxuu ku badashay in mudo kororsigiisa loo ansixiyo,waxii ka danbeeyana masiirka Umadda ma tixgelin.

15-sano Ninkii lasoo dhisayay oo loogu hiiliyay Fadaraalka,loona gacangeliyay Maamul leh Calan,Dastuur iyo hay’ado Dowladeed Caawa Sanad ku darsiya,ayuu ka hayaa.

Heshiiska rasmiga ah ee goobta lagu kala saxiixday ma’ahan kan la shaaciyay ee waxaa jira mid qarsoon oo Dekedaha iyo Garoomada lagula wareegay.

Waa nasiibdarro weyn oo ay tahay in Shacabka Jubaland ka hor yimaadaan.

Jibril Qoobey.