Video:-Wararkii ugu danbeeyay weerarada Ruushka Ee Ukrain

Qaraxyo dhowr ah,ayaa laga maqalay Caasimadda Ukraine ee Kyiv.

Duqa caasimadda Kyiv Vitaly Klischko,ayaa shacabka ugu baaqay inay goobo gabbaad ah raadsadaan kadib markii uu qoraal soo dhigay barta Telegram-ka.

Hadalka Maayarka,ayaa imaanaya kadib markii Magaalada laga maqlay qalabka bixiya digniinada.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky,ayaa ka digay in Ruushka uu Ukraine ku qaadi karo weerarro hor leh xilligga dabbaaldegga Sanadka cusub,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka