Dhalinyaro Amniga Magaalada Gaarisa khatar ku haya

Magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya waxaa beryahan danbe ku soo badanaya falal danbiyeedyo ay gaysanayaan Dhalinyaro Dadka habeenkii Toorey ku baarta.

Dhawaan,ayaa magaalada lagu dilay Dad goor habeen ah khasab lagaga qaatay wixii ay siteen.

Haweenay Danyar ahayd caana ka ahayd magaalada oo Danyar oo Caruur ku korsan jirtay Cunto ay Dariiqyada ku diyaariso ayay dhalinyaradaasi Qudha ka jareen.

Bulshada Gaarisa,ayaa danbiyadan si weyn uga carooday kuna dhaliilay Maamulka waxqabad xumo.