Gudiga Shirka dib uheshiisiinta Ee Koonfur-galbeed oo la magaacabay Posted By: Idil News Staff January 1, 2023 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed. Halkan ka akhriso:- Share this:TwitterFacebook