Video:-Isimada Gobolka Mudug oo go’aamo kasoo saaray cabashada Ganacsataada

Isimada Gobolka Mudug oo Qaybna ka ah Gudiga Hormarinta Magaalada Gaalkacyo,ayaa Go’aano kasoo saaray Cabasho ka timid Ganacsatada.

Cabashada Ganacsatada waxay ku salaysan tahay Canshuur kordhin lagu sameeyay Gaadiidka iyo Ganacsiga kalaba.

Canshuurta la kordhiyay,waxaa looga dan leeyahay in lagu fuliyo qorshaha horumarineed ee 5-ta sano loo ansixiyay Gaalkacyo.

Waxaa muuqata in ay bilaabatay wada shaqayn la tabayay oo dhexmarta Maamulka iyo Dhaqanka si horumarka looga wada shaqeeyo.

Halkan ka daawo muuqaalka