Video:-Puntland oo ka hor timid Maamul la sheegay in loo dhisay Gobolka Sool

Wasiirka Warfaafinta Puntland oo Saxaafada kula hadlay Garowe,ayaa si adag uga hor yimid Maamul ay sheegeen isimada Gobolka Sool qaybtood in ay udhiseen Gobolada SSC.

“Maamulka ay ku dhawaaqeen Odoyaasha Dhaqanka si iskood ah oo aysan cidna kala tashan waa la diiday, oo maya,ayaa la yiri”Ayuu yiri Wasiir Caydiid.

” 2018-kii dagaalkii Tukaraq 52-Wiil oo reer Mudug baa ku dhintay Dhulbahante waxaa kaga dhintay Hal Nin oo Gaari ka dhacay”Ayuu yiri markale Wasiir Caydiid oo kasoo jeeda Beesha Jaamac Siyaad.

Halkan ka daawo muuqaalka