Video:-Madaxweyne Deni oo la hadlay Bulshada Burtinle Caawa

Buurtinle: 07 January 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo maanta ku tegay Degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal, ayaa Kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada .

Kulanka ayaa looga hadlay Adkaynta Nabadgalyada, Dardargelinta hanaanka Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland iyo ka qeyb qaadashada horumarinta degmada iyo arrimaha kale ee Bulshada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka