Garowe:-Wadooyin si casriya loo dhisay oo xariga laga jaray

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Wadada Saddex Xidigood ee Caasimadda Garowe oo Hab casri ah loo Laami ah loo dhisay, Waxaa lagu dhisay Wadada Cashuurtii Shacabka Caasimadda oo Dalka bib-loogu celiyey,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka