Dowladda Maraykan,ayaa Somaliya ku caawisay $9-Milyan oo ah…
1. Hub
2.Gaadiid
3.Qalab ah.
Maraykanka,ayaa sheegay in ay Hubkan Somaliya kula dagaalami doonto Al Shabaab.
Munaasabad ka dhacdey Safaarada Ameerikaanka ee Muqdisho ayaa looga dhawaaqay deeqdan.


