Maxay ka dhigan yihiin go’aamada kasoo baxay Shirka Waxgaradka Sool?

Shirka iyo go’aamada kasoo baxay waa loo baahnaa.

Beesha Fiqi-shinni in la xuso waxay muujinaysaa in reer Sool ay diyaar uyihiin wada noolaansho oo ay ilaalinayaan xuquuqda Cid walba oo la degta.

Warmurtiyeedkan Siyaasiyan,ayuu muhiim ugu yahay reer Sool,waxuuna Caafimaad daro Siyaadadeed ku yahay Somaliland.

Si gaar ah,waxuu jawaab ugu yahay Wasiir Maxamed Kaahin iyo weftigii la socday ee yimid duleedka Magaalada Laascaanood.

Talaabo Siyaasadeed oo horay loo qaaday ayay utahay Reer Sool.

Halkan ka daawo muuqaalka