Video:-Diiwaangelinta oo si habsami leh uga socota Sadexda Gobol

Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland,ayaa maalintii 4-aad si habsami leh uga socoto goobaha diiwaangalinta ee Sadexda Gobol Bari,Karkaar iyo Gardafuu.

Halkan ka daawo muuqaalka