Waxgaradka Sool oo soo saaray Warsaxaafadeed ku Aadan Aayaha Gobolka Posted By: Idil News Staff January 8, 2023 Shir ay yeesheen waxgaradka Gobolka Sool ee Magaaalada Laascaanood,ayaa laga soo saaray warsaxaafeed ku saabsan Aayaha Gobolka Sool guriga Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil,ayaa Shirku ka dhacay. Halkan ka akhriso:- Share this:TwitterFacebook