Video:-Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Golayaasha Deegaanka oo Maalinkii Lixaad socota

Barakaca hore haatana ah Puntlander,ayaa qaatay Warqada Diiwaangelinta Codbixiyayaasha.

Ma’ahan kaligii ee waa Muwaadiniin badan oo Qaybaha kale ee Dalka kasoo barakacay deganaana Puntland 20-kii Sano ee udanbeeyay,ayaa qayb ka ah isdiiwaangelinta.

Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland,ayaa si habsami leh uga socota maalinkii 6-Aad Sadexda Gobol ee Bari,Karkaar iyo Gardafuu.

Halkan ka daawo muuqaalka