Video:-Maalinkii Lixaad ayay diiwaangelintu si wanaagsan uga socotaa Puntland

Gardafuu iyo cirifka ugu shisheeya Deegaamada Puntland ayay gaartay Diiwaangelinta.

Ugu yaraan 400 oo km Deegaan ujira Bosaso,ayaa laga bilaabayaa Diiwaangelinta.

6-beri kadib Diiwaangelinta,waxaa ka muuqata in Bulshadu aad ugu soo baxday muujisayna rabitaan weyn.

Gobollada Bari,Karkaar iyo Gardafuu ayay wada gaartay si qurxoon oo xasiloona uga socotaa.

Puntland waxay utahay guul taariikhiya oo ay ka gaartay casriyaynta nidaamkeeda Dowladnimo.

Halkan ka daawo muuqaalka