Video:-Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Puntland oo laga daahfuray Caluula iyo Xaabo

Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Dowladdaha Hoose ee Dowladda Puntland,ayaa si habsami leh uga socota Deegaanka Xaabo ee Degmada Murcanyo ee Gobolka Gardafuu.

Xafsa Salaad oo ka mid Xubnaha sare ee Guddiga,ayaa kormeertay goobaha Diiwaangalinta.

Sidoo kale Degmada Caluula,ayaa Xalay laga daahfuray diiwaangelinta,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka