Video:-Isku-shuban oo Xalay laga daahfuray Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maanta Degmada Iskushuban ee gobolka Bari Galabta ka daahfuray Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Dowladdaha Hoose ee Puntland.

Maxamuud Yaasiin oo ka mid ah Xubnaha sare ee Guddiga,ayaa Munaasibada Daahfurka ka waramay muhiimada ay leedahay Diiwaangalintu iyo Guud ahaan Doorashooyinka Qof iyo Codka ah,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka