Miyiga Gobollada Bari,Karkaar iyo Gardafuu oo si weyn ay uga socoto diiwaangelinta

Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Puntland oo si dardar leh uga socota Miyiga.

Kooxo guur guura oo wata Qalabkooda,ayaa ku mashquulsan diiwaangelinta Dadka Reer Guuraaga ah.

Ifafaalaha hordhaca ah ee kasoo baxaya isdiiwaangelinta,ayaa tilmaamaya rajo aad usaraysa.

Qiyaastii hore ee la filayay in ay noqdaan Dadka isdiiwaangelinaya mid ka baaxad weyn,ayaa soo baxday.

Miyi iyo Magaalo Dadku waxay muujiyeen rabitaan doorasho ay Codkooda ku dhiibanayasn.