Video:-Halkee ayay maraysaa diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada 1Q iyo 1C Puntland?

Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada Qof iyo Cod ee Puntland si habsami leh ayay usocotaa.

Dadweynuhu maalinba maalinka ka danbaysa waa usoo baxayaan diiwaangelinta,waana isa soo tarayaan.

Xaqiiqdii Shacabka Puntland waxay muujiyeen bisayl,Wadaniyad,Aragti fog iyo Ilbaxnimo,waxayna iska diideen baaqii Oday Nolol ka raadinaya Dhiigooda iyo Siyaasi ku Awr kacsanaya Qabiilka.

Sadexda Gobol ee Bari,Gardafuu iyo Karkaar oo diiwaangelintu ay Wajiga koobaad ka bilaabatay wax lagu farxi doono,ayaa kasoo bixi doona,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka