Video:- Madaxweyne Deni oo markale fariin dadban ugu jawaabay Xasan Shiikh

“Puntland waxay wax la doonaysaa, Galmudug, Koonfur Galbeed, Hir-shabeele & Somaliland,waxaana rabnaa Somaliya mid ah oo Federaal ah, lehna hal Calan oo la wada harsado” Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Waa fariin toos ugu socota Madaxweynaha haatan fadhiya Kursiga Villa Somaliya ee ufasiray Dowladnimada Somaliya mid Hal Xaafiis laga maamulo.

Halkan ka daawo muuqaalka