Video:-Xarunta Taliska guud Ee Ciidamada Difaaca Puntland oo dib uhabayn sare lagu sameeyay

Xarunta Taliska Guud ee Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa lagu sameeyay dayactir muuqda.

Sidoo kale,waxaa jira Dayactir qarsoon wax ku oolna ah oo lagu sameeyay qaab dhismeedaka hogaamada iyo Qalabka Taliska guud.

Ciidamada Difaaca Puntland qaybahooda kala duwan 5-sano ka hor muuqaalkii ay lahaayeen Maanta waa ka badalan yahay.

Halkan ka daawo muuqaalka